BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Somaliland oo sheegtay in Turkigu uusan xeebaheeda iman karin
Soomaaliya iyo Turkiga ayaa dhowaan kala saxiixday heshiis dhanka ammaanka ah, iyadoo markab Turkiga laga leeyahayna uu tegay Muqdisho.
Maxay tahay sababta aysan qeylada iyo wax burburintu u qaboojin xanaaqa?
Caradu waa isha diiqadda, marka waa inaan iska saarnaa, balse mar walba lama imaanno habab wax ku ool ah oo dareennadaas lagu xakameeyo.
Maxay tahay shaqada ay qabteen ee lagu ammaanay gabdhaha ciidanka Uganda ee Soomaaliya ka howlgala?
Ciidama nabad ilaalinta u jooga ee ka socda Midowga Afrika oo ka kooban lix talis ayaa Soomaaliya joogay tan iyo sanadkii 2007 iyagoo dagaal kula jira ururka al-shabaab oo Soomaaliya ka dagaalama.
Hoodo Xayinimo: “Gabadha guurka uga caagtay Lotery-ga ee maansada ka tirsay
“Haa dabcan waa nasiib”ayey tiri Hoodo Cabdirixmaan oo muddo dheer xaraysanayey bakhtiyaansiibka DV Loteryga Maraykanka.
Caabuqyada galmada la isugu gudbiyo: "Sida aan ilmahayga iyo guurkeyga ugu waayay"
Noocyada ugu badan ee STIs waa syphilis, gonorrhoea, chlamydia iyo trichomoniasis. Caabuqyadan dhammaantood waa la daweyn karaa.
Sadiq Khan: Wax badan ka ogow ninka Muslimka ah ee taariikhada weyn ka dhigay magaaladii waalidkii qaxootinimada ku tageen
Aabbihiis waxaa uu ahaa darawal Bas ka shaqeeya magaalada hadda uu maamulo ee London halka Hooyadiisna ay harqaanle ahayd.
TOOS, Markhaatiyaal cusub oo la hor keenay Maxkamadda Racfaanka, dhageysiga kiiska eedeysane Sayid Cali
Tebinta Tooska ah ee BBC Somali
Suunka gaadhiga oo aad xidhato waxay kuu noqon kartaa badbaado
Deegaanada Soomaalida waxaa muddooyinkii u dambeeyay kusoo badanaya shilalka baabuurta u kala gooshaya magaalooyinka iyo miyigaba.
Faadumo Axmed: Waa tuma gabadha Muslimadda ah ee loo magacaabay taliyaha ciidamada cirka Kenya?
Maj Gen Fatuma Gaiti Ahmed ayaa noqotay haweenaydii ugu horreysay ee taariikhda dalka Kenya loo magacaabo Taliyaha Ciidamada Cirka Kenya.
Maxay tahay duufaanta Hidaaya ee kusoo wajahan Kenya?
Duufaanta Hidaaya ayaa soo bilaabatay Arbacadii iyaodo kasoo kacday koofurta Badweynta Aasiya una soo jiheysatay bariga Tanzania iyo waqooyi-bari Jasiiradaha Comoro.
Khaatumo oo ka hadashay 'gantaal' la sheegay inuu ku soo dhacay deeganadeeda
Wuxuu sheegay in dadka deegaanku u sheegeen Maamulka in xilli hore oo ooga waaberi ah ay maqleen guuxa waxa dulmaraya basle ay aamineen inuu ahaa diyaarad
Sida ay Iran faa’iido uga sameyso iibinta shidaalkeeda iyadoo ay saaran tahay cunaqabateynta Mareykanka
In kasta oo cunaqabetyn la saaray, haddana dhoofinta saliidda Iran waxay ahayd $35.8 bilyan rubuci hore ee 2024, heerkii ugu sarreeyay muddo lix sano ah, sida uu sheegay madaxa kastamka Iran.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 6 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 3 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 3 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.